Uncategorized

Boqortooyo cusub oo looga dhawaqay magalada London casimadeeduna tahay Hargaysa waxana loo doortay Boqor Siciid Xariir Diiriye

London 10jan13 (SDN)waxa laga dhawaqay casimada london boqortoyo cusub oo la magac baxday united kingdom somaliland taas oo la mida tan ka jirta wadankan uk iyo wadamada scendenevia taas oo raysal wasare iyo xisbiyo badan boqor siciid xariir oo qurbejoog la soo xiriiray ayaa shegay inuu ka fakiray wada tashina la yeeshay bulshawaynta somaliland ee ku dhaqan  waxana uu shegay inuu ku jiro qabanqabadii dawlada cusub isaga oo shegay in somaliland ku guuldarasatay habkii dumqradiyadeed lona bahan yahay in dib logu soo noqdo dhaqankii boqor siciid ayaa shegay inuu hada ku jiro inuu ururiyo habkii loo dhamaystiri lahaa boqortoyadaas.

1006266_538519602886212_561436177_n