Hargaysa 15.Jan 2014 (SDN)- Kulan Balaadhan oo ka Qabsoomay Xarunta Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta ayaa Wasiirka Wasaaradaasi Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse waxa uu ku Shaaciyay in la dhaqan galiyay Dib u habaynta Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Waxaa kale oo Wasiirku ka Hadlay Wada hadalada maalmaha soo socda u furmi doona Somaliland iyo Somalia .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso hadalkii Wasiirka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirCukuse15.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
