Uncategorized

Ka Daawo Shabakada Qurbejoog.com Qaabkii uu u Dhacay Gunaanadka Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia

Istanbul 19.Jan 2014 (SDN)- Ergooyinka Somaliland iyo Somaliya u metelaya wadahadaladii uga socday Dalka Turkiga ayaa soo Wada-hadalka gabagabaysmay waxaanay labada dhinac kala saxeexdeen Qoddobo guud oo wadada u xaadhaya wadahadalo Sadex bilood le ah oo ay ku Heshiiyeen.

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Heshiiska labada Dal wada gaadheen ka hadlay ayaa  Sheegay in Xukuumad ahaan ay Soo dhawaynayaan isagoo Xusay inay Tahay Talaabo dhanka Horumarka loo qaaday.

Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Isaguna  Sheegay in Shirkan arrimaha ka soo baxay ay ugu weyn tahay in La Canbaareeyo Gabood faladii ay Xukuumadii Siyaad bare u gaysatay Shacabka Somaliland si garawshiiyo loogu helo asbaabaha kalifay Gooni isu taaga Somaliland waxaa kale oo uu intaas raaciyay in la samayn doono Gudi labada dhinac ah oo xaruntoodu noqoto Turkiga.

vlcsnap-2014-01-19-18h30m35s208 vlcsnap-2014-01-19-18h30m38s235 vlcsnap-2014-01-19-18h30m39s253 vlcsnap-2014-01-19-18h30m39s253 vlcsnap-2014-01-19-18h30m43s34 vlcsnap-2014-01-19-18h30m47s69 vlcsnap-2014-01-19-18h30m49s92 vlcsnap-2014-01-19-18h30m52s122 vlcsnap-2014-01-19-18h30m54s143 vlcsnap-2014-01-19-18h36m23s56 vlcsnap-2014-01-19-18h36m25s56 vlcsnap-2014-01-19-18h36m32s161 vlcsnap-2014-01-19-18h36m41s255 vlcsnap-2014-01-19-18h36m46s255 vlcsnap-2014-01-19-18h36m53s124 vlcsnap-2014-01-19-18h37m02s205 vlcsnap-2014-01-19-18h37m05s205 vlcsnap-2014-01-19-18h37m11s41 vlcsnap-2014-01-19-18h37m28s41 vlcsnap-2014-01-19-18h37m33s35 vlcsnap-2014-01-19-18h37m36s68

Istanbul SDN.

Qurbejoog.com