Uncategorized

DAAWO+DHEGEYSO, Afhayeenka Madaxtooyada Somaliya Eng. YIRIISOW oo Fashiliyey Sir Qarsoon kana hadley wada hadalada turkigu inay yihiin mala awaal

Istanbul Jan 20,2014(SDN)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliya ahna lataliyaha gaarka ah ee Madaxweyne xasan sheekh oo fashiliyey sir badan oo qarsooneyd isagoo ku sugan dalka Turkiga sheegayna in wadahadalada udhaxeeya Somaliya iyo Somaliland aanay waxba ka soo baxayn oo ay tahey been ay siyaasiyiintu abuuratey.