Uncategorized

TACSI KU SOCOTA EHELKII UU KA BAXAY MARXUUM MAXAMED ISMAACIIL CAWAALE

Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Maxamed Ismaacil Cawaale oo Galabta ku Geeriyooday Hargeisa 20/01. Waxan Dhanbaalkan Tacsidan u Dirayaa Ilma Maxamed Ismaaci, Reer Ismaacil Cawaale, Ehelkii  iyo Beesha Daaud Ismaciil.
 
Waxan Illaahay Ka Baryayaa in uu Samir Iyo Iimaan Saadiq ah ha Inaga Siiyo  Ammiin.
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.
Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika    Sweden