Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Maxamed Ismaacil Cawaale oo Galabta ku Geeriyooday Hargeisa 20/01. Waxan Dhanbaalkan Tacsidan u Dirayaa Ilma Maxamed Ismaaci, Reer Ismaacil Cawaale, Ehelkii iyo Beesha Daaud Ismaciil.
Waxan Illaahay Ka Baryayaa in uu Samir Iyo Iimaan Saadiq ah ha Inaga Siiyo Ammiin.
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.
Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden
