Uncategorized

Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Ceerigaabo ku Daahfuray Mashruuca Hawlgalinta Caafimaadka Dhamayska Tiran, Iyo Dhagax dhigid Xarunta Wasaaradiisa Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

vlcsnap-2014-01-26-19h17m32s68Ceerigaabo 27.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Khayraadka Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Cabdule ayaa Maanta Dhagax dhigay Xarunta Wasaaradiisu ku Yeelanayso Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag.

Sidoo kale Waxa uu Wasiirka Wasaarada Biyaha oo Wakiil ka ah Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland uu Maanta Daahfuray Mashruuca Hawl galinta Caafimaadka dhamayska Tiran,kaas oo hore looga soo fuliyay Gobolada Galbeedka Somaliland.

Ceerigaabo SDN.

Qurbejoog.com