Uncategorized

Xukuumada Siilaanyo oo isku dayday Inay Murashax Jamaal Cali Xuseen ka Hor istaagto Burco,Iyo Bulshada Burco oo ka Gilgilatay {DHAGAYSO}

JAMAAL CALI XUSEEN SAXHargaysa 05.Feb 2014 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa soo dhawayn Mug iyo Miisaan leh ay ku qaabileen Shacabka ku dhaqan Magaalada Burco oo ka Gilgishay Talaabooyin ay Xukuumadu ku rabtay inay iska Hortaagto inuu Burco galo.

Murashax Jamaal Cali Xuseen oo uu Weheliyo Ku Xigeenkiisa ayaa Waxa uu u Mahadnaqay Bulshada Magaalada Burco Waxaa kale oo uu Sheegay in laga Hor istaagay Xafiiska Guud ee Xisbiga Ucid ee Burco.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Murashax Jamaal
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/JamaalBurco.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com