Edmonton Feb 11,2014(SDN)-Suldaanka guud ee beelaha Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa nooga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland khaasatan khilaafka hareeyay Gollaha Wakiilada Somaliland todobaadyadii u danbeeyay.
Suldaanka ayaa sheegay in Somaliland eebe ku maneystay golle Guurti oo uu sheegay in ay ilaahay ka sokow mahad mudan yihiin,sidoo kale waxa afkaartiisa ka dhiibtay sida uu u arko khilaafka ka jira Gollaha Wakiilada.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/irir1.MP3″]
