Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan Xirsi Raygal oo hal habeen ku jirey Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa, isagoo Xadhigiisa ku Eedeeyey Wasiirku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha somaliland Saleebaan Garaad Soofe oo uu sheegay inuu hannaan qaawan oo qabyaaladaysan ula hadlay.
Xildhibaanka oo Khadka Telefoonka uga Waramay Shabakada Qurbejoog.com ayaa faahfaahin ka bixiyay Qaabka loo Xidhay iyo Sababaha uu Xadhigiisu ku Yimid .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Waraysiga Xildhibaanka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XILXIRSI.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
