Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta u Kicitimay Dalal ka Tirsan Qaarada Yurub Safarka Gudoomiyaha oo ahaa Mid Gaar ah ayaa Isagoo Warbaahinta la hadlayay Waxa uu sheegay in Golaha Wakiiladu uu haatan Mid yahay Waxaa kale oo Gudoomiye Cirro ka Hadlay awoodaha labadiisa Gudoomiye Ku Xigeen oo uu Khilaaf Weyni Soo Dhex galay .
Mudana C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro waxa uu Xusay in Somaliland dhaqan u leedahay mar kasta oo Khilaaf soo kala dhex galo inay Wada hadal iyo isu tanaasul ku dhamaysto.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Gudoomiye Ciiro
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cirro.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
