Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Madaxwayne ku xigeenka JSl Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay bandhiga todobaadka sugnashaha cuntada & biyaha Somaliland .
Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay Todobaadka Sugnaanshaha Cuntada iyo Biyaha Waxaa ka Qayb galay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada, Saraakiil ka Tirsan Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Sama falka Maxaliga ah iyo Marti sharaf kale .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Warbixintan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/TodobaadkaSugnaanta.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
