London 13March14(SDN) Halkan ka daawo waraysi xiiso badan oo wariye Maxamed jamac luqmaan uu la yeshay Gudoomiyaha Saddexad ee xisbiga Ucid iyo gudoomiyahii oo u adkaysan wayey waraysiga isaga oo goobtii si lama filaana uga kacay waa maxay sababtu uu uga kacay isaga oo ku celiyey Edamahi hore u soo jeediyey daawasho wacan.
)
