Uncategorized

“18 May ee Sannadka Danbe waxa uu halku dhigu noqonayaa Qaadhaan ururinta Wadada Ceerigaabo” Madaxweyne Siilaanyo iyo Ceel Afweyn {DHAGAYSO}

IMG_2718Ceel Afweyn 18.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Mar uu Saaka la hadlayay Shacabka ku Dhaqan Degmada Ceel afweyn oo ay ku sii Hakadeen kadib markii ay ka soo Kicitimeen Magaalada Ceerigaabo waxa uu uga Mahadceliyay Shacabka ku nool Degmada Ceel afweyn Sida diiran ee Caadada u ah ee ay mar walba ay u soo dhaweeyaan marka uu yimaado degmada Ceel afweyn, Madaxweynaha Siilaanyo waxa uu sheegay in Gobolka Sanaag ay u wadaan Mashruucii ugu waxtarka balaadhnaa ee abid soo mara kaas oo ah dhisitaanka waddada isku xidhi doonta Ceerigaabo iyo Burco oo haatan si rasmi ah loo bilaabay.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO KHUDBADIHII KALA DUWANAA EE CEEL AFWEYN IYO WEFTIGII SIILAANYO
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CeelAfweyn.mp3″]
Ceel Afweyn SDN.

Qurbejoog.com