Uncategorized

Wasiirka Horumarinta Miyiga oo ka hadashay Qaabka looga hortagi karo Wax Soo Saarka Wershadaha ee Saamaynta Taban ku leh Deegaanka {DHAGAYSO}

Hargaysa 18.March 2014 (SDN)- Wasiirada wasaaradaha warshadaha iyo deegaanka ayaa maanta ka qayb galay kulan lagu falaqaynayey afooyinka dabiciga sida dabka,  shiildaalka kala duwan, xakamaynta waxyaabaha qarxa  iyo dhibtooyinka warsahaduhu u gaystan deegaanka.

Wasiirka Wasaarada Deegaanka Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa ka hadashay Sida la isu Waafajinayo Horumarinta Wershadaha iyo Ilaalinta Deegaanka waxaanay Tilmaantay sida ay lama huraanka u tahay in loogu diyaar garoobo Sidii looga Hortagi lahaa Wax soo Saarka Wershadaha ee Saamaynta ku leh Deegaanka.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIR SHUGRI
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Deegaan18.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com