Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyay Xarumo uu Golahoodu ka Furanayo Gobolada dalka,Kaas oo ay Bulshadu Is weydiinayso Waxyaabaha ay ku Qabanayaan Maadaama Xarunta Guud ee Golahoodu tahay Caasimada hargaysa.
Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo XogWaran Gaar ha maanta Siiyay Shabakada Qurbejoog.com ayaa waxaa kale oo uu sheegay Cida ka Caawinaysa Hirgalinta Xarumahan.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XOGWARANKA XILDHIBAAN BUUBAA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XilBuubaa19.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
