Uncategorized

Wasiirka Caafimaadka oo Magaalada Buuhoodle ku Sugan oo Waraysi Siiyay Qurbejoog {DHAGAYSO}

Hargaysa 05.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo Socdaal Hawleed ku Jooga Magaalada Buuhoodle ayaa maanta mar uu u waramayay Shabakada Somalidiasporanews.com Waxa uu faahfaahin ka bixiyay Mashaariicda ay Xukuumadu ka Fulinayso Gobolkaas.

Wasiirka Caafimaadku Waxa uu Xusay inay Gobolka Buuhoodle ka Hirgalin doonaan Mashaariic door ah oo dhanka Horumarka ah Waxaa kale oo uu Sheegay inay Xaalada Abaareed ay ka Taagan Tahay Deegaanka Buuhoodle isla markaana ay Foostada Biyaha ahi Qiimaheedu marayo 10 dollar .

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XOGWARANKA WASIIRKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WaraysiXagloT.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com