London 10May14(SDN)Xaflad aad loo soo agasimay oo soo qaban qabiyeen tageerayasha Xisbiga Ucid oo lagu soo dhawaynayo Madaxda Xisbiga Ucid Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Warabe iyo Gudoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga Cali Gurey Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen xafladan oo noqonaysa xaflad noocada ku cusub oo xubnahii xisbiga ee u sareyey ay tageerayshadoo kula hadlaan kala soco qurbejoog iyo salaanmedia oo iska kashanaysa Tabinta warkan Filo Muqaal aan dhawaan idiinka soo diyaarinayno khudbadaha Madaxda Xisbiga.



.
