Uncategorized

Xisbiga Ucid oo Jawaab ka Bixiyay eedayn uu Xildhibaan C.raxmaan Dheere u Jeediyay Gudoomiye Faysal {DHAGAYSO}

Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Xisbiga Ucid Cabdi Naasir Qodax ayaa ka Gil gilishay Hadal ka soo yeedhay Xildhibaan C.raxmaan Cismaan Caalin oo ka Tirsan Golaha Wakiilada kaas oo ku eedeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid inuu aabo iyo hooyaddaba u yahay qabyaalladda isla markaana uu xisbi dhan u nisbeeyay inuu reer leeyahay.

Xoghayaha Xisbiga Ucid Waxa uu Xusay in Cida Qabyaalada ku dhaqan taa uu yahay Xisbiga Kulmiye kaas oo laga wada dheregsan yahay Qaabkii uu Shirweynihiisii Sadexaad u qabsaday iyo Sida uu Ergooyinka ugu Jaangooyay Hab Qabiil.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO JAWAABTA XISBIGA UCID
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CabdiNaasirq10J.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com