
Hargeisa 22/9/2014 (SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga ucid jamal cali xusen ayaa maanta shegay inaanu isgu waxba ka ogayn heshiiskii ay shalay xisbiyada iyo xukumadu uuna sheegay inuu isagu halkii uu ka taaganyahay isagoo intaasi ku daray inan waxba laga badlin xeerkii ay isku hayen
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed@Qurbejog.com
Concat@somalidiasporanews.com
