London 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Cabdi Good Cabdi oo ah Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca Af Somaliga oo Mudooyinkii u danbeeyay noqday Mid hadal haytiisu aad ugu dhex baahday bulshada ku hadasha afka Somaliga isla markaana uu kaga hadlo Sidii Suugaanteena loo waafajin lahaa anshaxa Suuban ee diinta Islaamku ina farayso ayaa Naqdigiisa waxa uu ku Kasbaday in laga duubo Codad gaar ah Xili aanu ku Jirin Baahinta Barnaamijka.
Muuqaal la soo geliyay Degalka YouTube ayaa Sheeko Qosol leh lagu soo Bandhigay
London SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
