Burco 07.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dadwaynaha magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer,ayaa ka dareen celiyay isla markaana si weyn u soo dhaweeyeen dhismayaasha jidadka cusub ee laamiga ah ee laga hir galiyay gudaha magaalada Burco.
Hadaba halkan ka daawo sida ay uga hadleen dadweynaha magaalada Burco waddooyinka cusub ee dawladda hoose ee Burco ay ku soo kordhisay magaalada.
