Ottawa Oct 21,2014(SDN/QJ)-Bulsho weynta reer Jabuuti ee dalka Canada ayaa dhawaan Ottawa ugu qabtay magaalada Ottawa munaasibad soo dhawey aheyd oo ay u sameeyeen Sheekh Cabdiraxmaan Bashir oo mudo sanad iyo bar ka badan xabsiga ugu jiray xukuumada Jabuuti.
Halkan Hoose ka daawo Khudbadihii taarikhiga ahaa ee halkaa ay ka jeediyeen Sheekh Cabdiraxmaan, siyaasi Xuseen Cabdiraxmaan, Cawaale Aadan iyo Nimco Jaamac. Waxa sidoo kale Iyana halkaa ka hadashay Zaynab Ismaciil oo ah musharaxad u taagan tartanka doorashooyinka Gollaha degaanka ee magaalada Ottawa.
Xigasho; kulanka.com
