London 24.Oct Abwaanka da’a yar ee Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa wacdaro ka dhigay Bandhigii Somali Week Festival 2014 oo sanadkan lagu qabtay dalka ingiriiska, halkaas oo uu ku soo bandhigay Maanso jacayla oo ay dadku la dhaceen oo la yidhaahdo “XABAG-BARSHEED.
Wacdarihii Somali Week Festival Iyo Abwaan Weedhsame oo Maansadiisi XABAG-BARSHEED ay Quba-jooga Reer London La Dhaceen DAAWASHO-WACAN
