
Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ) xildhibanada xisbiga kulmiye ayaa shir jaraa,id oo ay qabten waxa ay kaga hadleen muranka hadheeyey golaha wakiilada somaliland iyo sababta ay xuildhibaanada muxaafidka ahi maanta uga soo xaadiri waayeen kalfadhigii maanta ee lagu balan sanaa in lagu ansixin lahaa todoba xubnood ee komishanka doorashooyinka qaranka somaliland
Hargeisa/SDN/QJ
Contuct@somalidiasparonews.com
