Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)xildhibann bashiir tukaale ayaa saaka shaaca ka qaadaydhulal ay dawladu si qarsoodiya u iibinayso isago sheegay in ay dawladu ku hawlantahay sidii dadka daba degan faaqa dheer ee dahabshiil e laga taagay badhtamaha suuqa hargeisa inay ka rarayso dadka deba degan oo dabashiil looga dhigi doono baarkin ay baabuurtiisu gasho sidoo kalena la iibiyey liprerigii gaandi ee saldhiga dhexe koonfu ka xigay
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somaldiasporanews.com
