
Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul Oo Jawaabo Iyo Hadalyo Aan Haykalka Siyaasadeed Ku Haboonayn Ku Dhaliilay Xildhibaanadii Shalay Dhaillaha U Soo Jeesiyay
Axmed Saleebaan Dhuxul Ayaa Saaka Shir Jaraaid Ku Qabtay Aqalka Madaxtooyada Somaliland
Afhaynkan Ayaa Jawaabo Culus Iyo Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Dhamaan Xildhibaanadii Shalay Dhaleeceeyay Xukuumada Somaliland Dhanka Kalena Waxa Uu Ka Hadlay Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo Uu Sheega In Dhawaan Ay Bilaabmayaan
https://www.youtube.com/watch?v=6tpvD5Wnb4w&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
