Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta meel adag iska taagay in Xukuumadu ka iibiso Ganacsade Faarax Xarbi Xarunta Maktabada Gaandi .
Madaxdhaqameedkani waxay Sheegeen in aanay marnaba aqbali Karin in xaruntaasi laga iibiyo shakhsi gaar ah.
Hargaysa SDN/QJ
