Uncategorized

Daawo:Somaliland Oo Maanta Si Balaadhan Looga Xusay 9novenber Oo Aha Maalinta Saxaafada Somaliland Xili ay Warbaahinta Cadaadis ba,an Lagu Hayo

maxamed rashiid

Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)9novenbar  guda ahaa waxa somaliland  looga aqonsanyahay  maalinta saxafad  somaliland hadaba waxa saaka maalintasi lagu xusay hutell xaraf ee magaalada hargeisa xuska maalintasi aya waxaka soo qayb galay  guud ahaan saxafiyiinta  somaliland iyo waliba mulkiilyasha warbaahinta madax banaan ee somaliland

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com