Berbera 11.Nov (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay qaabka ay ula dhaqanto Saxaafadda Madaxa banaan oo uu tilmaamay in ay xadhig kaga jawaabto marka saxaafadda madaxa bannaani ay runta iyo dhacdada waddanka ka jirta soo bandhgaan halka uu taa bedelkeedana ku sheegay in war baahinta dawladda wariyaha mucaaridka caaana in lagu abaal mariyo in dibada loo diro.
Waxaa kale oo uu ka hadlay xaalada guud ee uu dalku marayo doorashooyinka iyo arrimo kale ,waxaanu sidaa ka sheegay qudbad dhinacyo badan taabanaysay oo uu u jeediyay taageerayaasha xisbiga WADDANI ee magaalada Berbera.
Berbera SDN/QJ
