Uncategorized

Baraamijkii Isir Raca Afka Soomaliga ee wariye Cabdi Good oo xisad dagaal ka dhex abuuray abwaaniinta ku dhaqan London halkan ka daawo heesta uu ka dhashay dagaalku

london 10Nov14(SDN/QJ|)Abwaanin ku dhaqan london ayaa waxay werar ku soo qadeen wariye cabdi good oo ka hadla baraamijka isir raaca afka Soomaliga , baraamijkan oo ka bixi jiray Somalichenel ayaa waxa hawada ka baxay tvgii u ka hawl gali jirtay , wariye Cabdi Good ayaa waxa uu dhawaan furtay chenell u gara xaga yotubka taas oo khilaaf soo kala dhexdhigtay Abwaaniin ku sugan wadankan Uk  iyaga oo ku badi goob joogoo goobaha uu fadhiisto Cabdi Good,Abwaan ka mida abwaaninta ku sugnayd goobta ayaa waxay qurbejoog u xaqijiyeen in ay jirto khilaaf xogan oo soo kala dhaxgalay  Abwaaniinta iyo Fanaaninta London in ay la kulmaan Cabdi Good oo sifo sharci daro ku sifeeya heesa hooda ,

Halkan ka daawo heesta keentay khilaafka.