Uncategorized

“Madaxweyne Waa Tii adigoo Gudoomiyaha Kulmiye ah aad Mudaharaadka ka soo Hor kici Jirtay Xaruntaada kan dhacayna kama duwanaa Kuwaas” Qaybo ka Mid ah Bulshada Degmada Axmed Dhagax DAAWO

Hargaysa 19.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xubno Ka mid Ah Aqoonyahanka iyo waxgaradka Deegaanada Gobolka Hawd iyo Axmed Dhagax ee Caasimada Hargaysa ayaa  Maanta Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u soo Jeediyay In Doorshada Lagu Qabto Xiligeedii Isla markaana Dawladu ka dayso faro gelinta ay ku hayso Golaha Wakiilada oo ay Xuseen in loo baahan yahay in Xaaladiisa la dejiyo.