
Hargeisa 22/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland C/raxman Maxamed C/laahin Ciro Ayaa Saaka Soo Dhaweeyey Go,aamadii Ay Gudidii Golaha Guurtida Somaliland Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Shacbiga Reer Somaliland Ku Beer Laxawsaday Inuu waxwalba Danta Qaranka Ka Horaysiinay Isagoo cod Dheer Ku Sheegay Inanu xisbigisu Xisbi Qabyaladed Ahayn
https://www.youtube.com/watch?v=seD9IxnWoWg&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somaldiasporanews.com
