Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud (Siilaanyo) ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dalka Japan u fadhiya wadamada Somaliland iyo Somaliya iyo wefti uu hogaaminayo oo mudooyinkan booqasho ku joogay Somaliland,Socdaalka weftiga reer Japan oo ku aaddan soo indha-indhaynta mashaariicda ay Japan ka taageerto Somaliland ayaa waxaa kulankii ay Madaxweynaha la yeesheen ka warbixiyey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta JSL Dr Sacad Cali Shire.
Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiir ku Xigeenka Japan u Fadhiya Nairobi iyo Wefti uu Hogaaminayo DAAWO
