Uncategorized

Daawo:Khudbadii Uu Madaxwaynuhu Ka Jeediyey Xafladii Uu Xadhiga Kaga Jaraayey Dhismaha Labada Dabaq Ee Sonyo

bbbb11

Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)halkan ka daawo khudbadii madaxwayne siilanyo  ka jeediyey  xafladii maanta xadhiga uga jaraayey  dhismaha labada dabaq  ee  ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo  isagoo madaxwaynahugu  ugu  hanbalyey  in  maad uruku  uu yeesho  dhisme uu hanti  u yeelan doono  isagoo sheegay  inay  tahay waxqabadkii dawladiisu  dhalinyarada ugu balan qaaday

https://www.youtube.com/watch?v=4EAbm5fpXpY&feature=youtu.be

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com