Uncategorized

Daawo:Wasiirkii Maaliyada Somaliland Oo Xisbiyada Ugu Mano Sheegtay Inay Lacagta Ay Xisbiyadu Ku Dhaliilan Ay Iyagu Bixiyan Isagoo Ugu Baaqay Waxqabadka Xukuumada Sheegan

samale

Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Maaliyada Somaliland C/casiis maxamed samaale ayaa maanta  ugu  baaqay  in wasiiradii xilka laga qaaday  ay  xukuumada caayan  isagoo tusaale u soo qaatay wasiirkii hore warfaafinta somaliland  boobe yuusuf ducaale  sidoo kale  waxa uu wasiirku  sheegay  inay  dhaqalaha ay  xisbiyada siiyan  ay  snad walba u  labanlaban  isagoo ugu baaqay  inay  xukuumada waxqabadkeda sheegan

https://www.youtube.com/watch?v=h9YWbZd5I1w&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com