
Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)halkan ka daawo khudbadii madaxwayne siilanyo ka jeediyey xafladii maanta xadhiga uga jaraayey dhismaha labada dabaq ee ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo isagoo madaxwaynahugu ugu hanbalyey in maad uruku uu yeesho dhisme uu hanti u yeelan doono isagoo sheegay inay tahay waxqabadkii dawladiisu dhalinyarada ugu balan qaaday
https://www.youtube.com/watch?v=4EAbm5fpXpY&feature=youtu.be
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
