
Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Maaliyada Somaliland C/casiis maxamed samaale ayaa maanta ugu baaqay in wasiiradii xilka laga qaaday ay xukuumada caayan isagoo tusaale u soo qaatay wasiirkii hore warfaafinta somaliland boobe yuusuf ducaale sidoo kale waxa uu wasiirku sheegay inay dhaqalaha ay xisbiyada siiyan ay snad walba u labanlaban isagoo ugu baaqay inay xukuumada waxqabadkeda sheegan
https://www.youtube.com/watch?v=h9YWbZd5I1w&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
