
Hargeisa 13/12/2014(SDN/QJ)afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee wadani ibraahim mahdi buuba ayaa maanta ka hadlay sulaanka boorama ee ku dhawaaqay inuu ka goostay somaliland isagoo xildhibanku eedasi dusha uga tuuray xukuumada axmed maxamed siilanyo sidoo kale waxa uu ka hadlay hawada somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=UYp3si8W2tY&feature=youtu.be
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
