
Hargeisa 14/12/2014(SDN/QJ)Xildhiban cali aareye oo ka mida xildhibanada golaha wakilada somaliland ayaa maanta ka hadlay tabashadi odayaashi rer boorama ee xukuumadu dhagaha ka furaysatay taasi oo uu xildhibanku ugu baaqay in aan dadka rer boorama ay ilaaliya nabad galyadooda iyo midnimadooda
https://www.youtube.com/watch?v=7Ip1NJRNTAg&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
