
Hargeisa 16/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Gaashandhiga somaliland cadami ayaa saaka ka hadlay dagaladii ka dhacay gobalka sanaag isagoo wasiirku sheegay inaanay rabash sidaa u sii badani ka dhicin isagoo wasiirku aad ugu dheerday ciidnak qalaba sida ee maalmihii ugu danbeyey loo diraayey magaalada boorama ee xarunta gobalka awdal
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
