Uncategorized

Daawo: gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Eng Faysal Cali Warabe Oo ka Soo Horjeestay wada Hadalada Somaliland Iyo somaliya Oo Malintii Shalay Ahayd Labada Madaxwayne Ku Kulmeen Dalka Djabuuti

faysal

Hargeisa 21/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee u cid eng faysal cali warabe oo maanta ka soo hor jeestay  wada hadalada somaliland iyo somaliya oo malintii shalay ay  ku kulmen madaxwaynashha somaliland iyo somaliya dalka jabuuti  isago gudoomiyuhu ku dhaliilay xukumada inaanay wada hadala ka qayb galin kuna soo ogaysiin

https://www.youtube.com/watch?v=_EZOZP3kR10

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com