Uncategorized

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilanyo)Ayaa Goor Dhawayd Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Isaga Iyo wafti Uu Hogaaminayo Oo Wadahadalo Uga Socday Madaxwaynaha Somalia Mudo Labo Casho Ah

beexo

Hargeisa 22/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamuud (Siilanyo) Ayaa Goor Dhawayd Ka Soo degay goroonka diyaaradaha calaamiya cigaal eripat ee magaalada hargeisa isaga iyo wafti uu hogaaminayo  iyago ka soo kicitimay xagaa iyo Djabuuti oo uu maalintii shalay ahayd ay kulan ku yeeshen madaxwaynaa dalka somalia oo ay sii anbo qaaden wada hadaladi somaliland iyo somalia oo ay ka soo saaren qodobo dardar galinya wada hadalada somaliland iyo somalia oo dhawr jeer oo hore  baaqday

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com