London22Dec14(SDN/QJ) waxa dhawaan hawada ka baxay Tvyo afka soomaliga qaar ka mida oo ka hawl gala xarunta london taas oo ay keentay dhaqaale xumo xaga tvyada iyo maamulka .taas oo shaqaale tiro badan oo sida kale ku shaqayn jiray mushar laan ayaa waxa tvyadii soo galay in ay soo diyariyaan baraamijyo xaga siiyaasada taas oo dhalin badan oo ka soo jeeda Somaliland ay ka hawl galaan taas oo keentay inuu yimaado in madaxda Tvyada oo ka soo jeeda dhinacaa iyo Somaliya ay mar walba dhibsadaan baraamijayada siyaasadeed ee ay soo diyariyaan shaqalaha ka shaqeya ee ka soo jeeda somaliland taas oo sabab tay wariyaal badan oo ka shaqayn jiray inay ka tagaan , Wariye Raxma Koos Jamac oo ka tirsan tvga kalsan ayaa waxa la kulan tay dareen loga soo horjeedo inay ka hadasho baraamijyada ay ka sii dayso Tvga Kalsan in ay waraysiyo siiso muwaadiniita Somaliland taas oo ay shaqadeedii ku wayday.
Halkan ka daawo baraamijkay shaqada looga joojiyayey
