
Hargeisa 22/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamuud (Siilanyo) Ayaa Goor Dhawayd Ka Soo degay goroonka diyaaradaha calaamiya cigaal eripat ee magaalada hargeisa isaga iyo wafti uu hogaaminayo iyago ka soo kicitimay xagaa iyo Djabuuti oo uu maalintii shalay ahayd ay kulan ku yeeshen madaxwaynaa dalka somalia oo ay sii anbo qaaden wada hadaladi somaliland iyo somalia oo ay ka soo saaren qodobo dardar galinya wada hadalada somaliland iyo somalia oo dhawr jeer oo hore baaqday
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
