
Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee JSL Md Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ay wehelinayeen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa maanta oo Jimce ahayd shaqooyinkana laga nasanayey kormeer ku tegay Kastamada kalabaydh iyo Abaarso, waxana ay halkaa warbixino kaga dhegaysteen maamulka kastamadaasi.
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
