
Buuhoodle 3/1/2015(SDN)xisbiga wadani ayaa xafiis ka furtay magaalada buuhodle ee gobalka sool iyadoo halkaasina ay kaga soo biiren dadawyane aad u tiro badan waana markii ugu horaysee xafiis ku yeesho xisbiga wadani magfaalada buuhoodle ee gobalka sool iyadoo loo magaacay gudoomiyaha buuhoodle ee xaisbiga wadani
https://www.youtube.com/watch?v=k6S92xbxINU&feature=youtu.be
Buuhoodle SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
