
Hargeisa 5/1/2015(SDN/QJ)wasiirka deeganka iyo horumarinta rer mmiga ayaa maanta ka hadashay soona dhawaysay xeerka deeganka ee maanta golaha wakiladu meel mariyeen iyadoo wasiirku aad uga mahad celisay shir gudoonka golah iyo guud ahaan xildhibanada sida fiican eey u ansixiyen xeerka deeganka
https://www.youtube.com/watch?v=xNnn-X-qBig&feature=youtu.be
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
