
Hargeisa 1/7/2015(SDN/QJ)daawo qaar ka mida macalimiinta ciyaaraha kubada cagta oo maanta cabasho balaadhan ka muujiyey xidhiidhka kubada cagta oo uu wasirku mudo kordhin ugu sameeyey iyadoo xidhiidhka ay doora jireen macalimiinta kubada cagta
https://www.youtube.com/watch?v=dXTunqO5uzY
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
