Uncategorized

Agaasimayaal la Kala Wareegay Xilal Idaacadeed oo Hoos taga Warfaafinta Somaliland iyo Weedhihii laga Jeediyay {DAAWO}

ppppppppppppppppppppHargaysa 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Maxamed Cilmi Aadan ayaa Xilalkii u Kala Wareejiyay Agaasimihii Hore ee Waaxda Idaacadaha ee Somaliland Siciid Aadan Cige iyo Agaasimaha Cusub ee Wasiir Cukuse u magacaabay Weriye Xasan Maxamed Yuusuf taas oo lagu qabtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta ee Caasimada Hargaysa.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com